Koox Xagjiriin Doonayay in ay weeraraan Masaajid oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada booliiska dalka Jaramlka ayaa xiray kooxo cunsuriyiin xagjir ah oo qorsheenayay in ay weeraraan masjid kuyaala dalka Jarmalka, waxaana booliiska heleen xog ku aadan weerarka ay kooxdan qorsheenayeen. Cunsuriyiinta la xiray oo gaaraya 12 qof ayaa waxay ka tirsan yihiin koox lagu magacaabo Der harte Kern, waxa ayna kooxdan qorsheeyeen in ay weeraraan masaajid iyo … Continue reading Koox Xagjiriin Doonayay in ay weeraraan Masaajid oo gacanta lagu dhigay